Biyo l’aanta wabiga oo gurey

Biyo la’aan ka dhacdey magaalada baladweyne kadib markii uu soo fatahey wabiga shabelle kaas oo ka dhalatey in ay shacabka ka barakacaan guryahooda ayagoo wato xoolahooda.

Project Overview

Halkaan waxaan ka sameeyney xarumo biyaha lagu keediyo oo ay cabaan xoolaha iyo dadka soo ka bara kacey guryahooda,. kuwaas oo an la tacaaleeyno sidii ay u heli lahaayeen biyo nadiifa

halka hoose waxaad ku arki doontaan dadka dhibaatada heesato anagoo ka codsaneeyno in gargaar degdeg ah lala soo gaaro