Macluul ka timid dagaalada ka socdaan Hiiraan

Macluul ka timid dagaalada ka socdaan Hiiraan

Dagaaladan ayaa dad badan oo ku noolaa tuulooyin iyo deegaanno ku yaala gobolka Hiiraan ay saameeyn badan ku yeesheen, iyadoo dadka amni daro ay kaga carareen guryahooda.

In ka badan 20 000 oo qooys ay ka tageen xaafadaha dagaalada ka socdaan iyadoo aysan heeysan daryeel, waxaana la arkayey caruur iyo hooyoonin ka muuqda daruufooyin wadooyinka soo galo Magaalada Baladweyne.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *