Fatahaad uu sameeyay wabiga Shabeele ayaa waxa uu waxyeelo kasoogaaray dadka kudhaqan Magaalada Baladweyne.
inta laxaqiijiyay aya
a waxa ay waxyeelo kasoogaartay dad kor u dhaafaya ilaa 10-ruux oo ahaa dhamaantooda dadkii degaanka.
fatahaadaan ayaa waxa ay saameen weyn kuyeelatay dhamaan dadka shacbkaa ee ku dhaqan Magaalada Baladweyne.
wararkii ugu danbeeyay oo Saakay naga soogaarayana waxa ay sheegayaan in uu meelo horleh uu kusii fatahay wabigaan sameeyay fatahaada.
Copyright SHABELLE FOUNDATION.ORG 2021