Fatahaada Wabiga Shabelle
Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ayaa sheegaya inuu ku fatahay webiga shabeele kadibna uu gaystay dhimashada dhowr qofood oo ka mid ahaa dadka degan magaaladaasi baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. (more…)
Read more